Currently Empty: $0.00
Blog
Airdrops sida loo Sameeyaa? (Step-by-Step)




Airdrops-ka waa mid ka mid ah fursadaha ugu fudud ee dadka cusub ku kasban karaan lacag ama tokens bilaash ah. Dunida Web3, shirkado badan ayaa u isticmaala airdrops in ay ku abaalmariyaan dadka isticmaala, ku tijaabiyaan blockchain-kooda, ama ay ku wacyigeliyaan bulshada.
Maqaalkan wuxuu sharaxayaa sida loo sameeyo airdrops-ka, talaabo kasta oo muhiim ah, qalabka loo baahan yahay, iyo sida aad uga fogaan karto khataraha.
Airdrop waa maxay?
Airdrop waa marka mashruuc crypto ah uu u diro tokens bilaash ah dad isticmaala adeegooda—badanaa si loo dhiirrigeliyo isticmaalkooda ama si ay bulshada u abaalmariyaan.
Waxaad heli kartaa airdrop-yada iyadoo:
Wallet aad leedahay lagu xiray network-ka
Aad sameyso shaqooyin fudud (tasks)
Aad isticmaasho dapp ama testnet
Qalabka Aad U baahan Tahay
Kahor intaadan bilaabin:
1. Wallet Solana ama Ethereum
- Phantom
- Metamask
- Backpack
- OKX Wallet
2. $0 – $10 lacag ah (optional)
Kharashku waa yar, laakiin networks-ka qaarkood waxay u baahan yihiin gas fees.
3. Tools-ka Airdrops-ka
- DeFiLlama Airdrops
- Dropstab
- ChainList
- YouTube channels Airdrops
- GitHub Testnets
Qaybta 1: Raadi Airdrops-ka Saxda ah
Shabakadaha ugu badan ee bixiya airdrops waa:
1. Layer 1 Chains
- Sui
- Aptos
- Sei
- Monad (soon)
- Berachain
2. Layer 2 Networks
- Base
- ZkSync
- Blast
- Scroll
- Starknet
3. Testnets (FREE airdrops)
Halkan ka hubi airdrops cusub:
Mashruucyo cusub oo imtixaan ku jira.
https://defillama.com/airdrops
STEP 2: Ku dar Network-ka (Haddii Ethereum L2 yahay)
Raadi:
- Base
- Blast
- Scroll
- Starknet
Riix “Add to Metamask”.
STEP 3: Soo qaado Gas Fee (Faucet Haddii Free Testnet yahay)
Networks-ka testnet badankood waxay bixiyaan lacag tijaabo:
Tusaale:
https://alchemy.com/faucets/ethereum-sepolia
STEP 4: Isticmaal Dapp-ka Mashruuca
STEP 4: IstMashruuc kasta wuxuu leeyahay app rasmi ah.
Waxaad samaysaa:
Stakecmaal app-ka Mashruuca
Swap
Bridge
Deposit
Mint NFT STEP 4: Isticmaal Dapp-ka Mashruuca
Add Liquidity
Inta badan airdrops waxaa lagu siiya:
Isticmaalka mashruuca muddo dheer + dhaq-dhaqaaq badan.
STEP 5: Ku xir Wallet-kaaga Barta Mashruuca
Tusaale ahaan, haddii airdrop-ku ku saabsan yahay:
- Hyperliquid
- Ethena
- Sui
- Virtually Protocol
- Monad
Guji → “Connect Wallet
STEP 6: Dhamee Tasks-ka
Tasks-ka caadiga ah waa:
- Ku samay swap $1 → $2
- Ku dar liquidity $5
- Samay bridge chain-ka
- Raac mashruuca X (Twitter)
- Ku biir Telegram/Discord
- Mint NFT Free ah
- Tijaabi feature cusub
Mashruuca ayaa raad raacaya (on-chain) waxaad samaysay.
Sidee Khataraha Loo Yareeyaa?
Ha ku xiriin wallet-kaaga website aan la aqoon
Isticmaal ONLY links rasmi ah.
Ha siin seed phrase
Wallet-ka wuu dhaco haddii aad bixiso.
Ha isticmaalin same wallet everywhere
Samee 2 wallets:
- Public airdrop wallet
- Main wallet (meel ammaan ah)
Qaybta 3: Sidee Airdrop lacag looga sameeyaa?
Airdrops-ka ugu faa’iidada badan:
- Starknet → dad badan waxay heleen $2,000–$10,000
- Aptos → $3,000–$7,000
- Arbitrum → $1,500+
- ZkSync (soon)
- Blast
- Jupiter LFG
- Jito Solana
Waxaad fursad fiican leedahay haddii:
- Aad ku celceliso tasks
- Aad isticmaasho app-ka marar badan
- Aad noqoto early user
Gunaanad
Airdrops waa fursad weyn, gaar ahaan dadka cusub ee crypto bilaabaya. Uma baahna lacag badan, laakiin waxay u baahan tahay waqti, joogteyn, iyo taxaddar.
Waxaad ku bilowdaa:
- Wallet →
- ChainList →
- Faucet →
- Dapp →
- Tasks →
- Sug token-ka
Markaad si sax ah u raacdo talaabooyinkan, waxaad ka mid noqon kartaa dadka hela airdrops waaweyn mustaqbalka — sida ARB, APT, iyo Starknet.
Airdrops & Web3 Safety Disclaimer
Ka qaybgalka airdrops, testnets, ama Web3 hawlo waa khatar u gaar ah isticmaaleha.
Zakariya Academy mas’uul kama aha khasaaraha, xatooyada tokennada, ama khaladaadka ka dhasha isticmaalaha.
Ha wadaagin seed phrases, private keys, ama passwords.
Mar kasta xaqiiji website-yada rasmiga ah kahor intaadan wallet ku xirin.
Su’aalaha Inta Badan La Weydiiyo Airdrops-ka
Ma lacag baa loo baahan yahay si loo helo airdrop? Inta badan maya. Airdrops-ka testnet-ka waa bilaash, laakiin waxaad u baahan tahay wallet iyo wakhti aad ku dhameyso howlaha mashruuca. Mararka qaar waxaa lagu weydiin karaa gas fee yar, sidaas darteed ha isticmaalin lacag aadan lumin karin.
Immisa ayaa laga heli karaa airdrop? Tani way kala duwan tahay mashruuc ilaa mashruuc. Qaar waxay bixiyaan dhowr doolar, kuwo kalena boqollaal. Ma jiro ballanqaad dammaanad ah, markaa u arag airdrops-ka fursad dheeraad ah, ma aha dakhli go’an. Wixii macluumaad ah oo ku saabsan wallet-yada Ethereum, booqo ethereum.org, si aad u bartid wax dheeraad ah oo ku saabsan crypto tallaabo-tallaabo, ka eeg koorsada crypto ee Af Soomaali.



