Crypto Trading Course Af Somali – Technical Analysis

Original price was: $99.00.Current price is: $49.00.

Baro sida loo trade-gareeyo crypto af Somali. Technical analysis, chart reading & strategies

Crypto Trading Course Af Somali – Technical Analysis

Ku soo dhawoow koorsada ugu fiican ee trading-ka Af Somali. Koorsodan waxaad ku baranaysaa sida loo akhriyo chart-yada crypto, sida loo garto meesha lagu galo trade-ka iyo meesha laga baxo, iyo sida loo sameeyo go’aamo ku salaysan xog — ma aha nasiib.

Maxaad Ku Baranaysaa?

  • Aasaaska Technical Analysis
  • Sida loo akhriyo Candlestick charts
  • Support & Resistance levels
  • RSI, MACD iyo indicators kale
  • Sida loo maamulo risk-ka
  • Trading strategies loogu talagalay Bitcoin & Altcoins

Yaa Loogu Talagalay?

  • Kuwa doonaya inay bartaan trading
  • Kuwa hore u galay crypto laakiin wali khasaare haysta
  • Kuwa doonaya inay ka dhigaan source of income trading-ka

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Crypto Trading Course Af Somali – Technical Analysis”