Currently Empty: $0.00



Ku soo dhawoow koorsada ugu dhameystiran ee Af-Soomaali ku saabsan lacagaha dijitaalka ah. Haddii aad bilow tahay ama aad rabto xirfad sare, koorsadani waxay kaa caawin doontaa inaad si qoto dheer u barato cryptocurrency, blockchain, iyo sida loo sameeyo trading ammaan ah.
๐ Crypto Course Af Somali โ Maxaad Ka Baran Doontaa?
ย
๐ช Waa maxay cryptocurrency?
-
Fahamka Bitcoin, Ethereum & Altcoins
-
Farqiga u dhexeeya centralized vs decentralized lacag
๐ Taariikhda lacagta & Asalka Crypto-ga
-
Sidee bay lacag u bilaabatay? (From gold to fiat to digital assets)
-
Yaa bilaabay Bitcoin & sababta?
โ๏ธ Blockchain โ Sidee buu u shaqeeyaa?
-
Hash, blocks, consensus algorithms (Proof of Work vs Proof of Stake)
-
Muxuu yahay node & miner?
๐ Sameynta wallets โ Amnigaaga Crypto
-
Hot vs Cold Wallets
-
Sida loo isticmaalo Metamask, Trust Wallet, iyo Ledger Nano X
๐ฆ Sida loo isticmaalo Binance & KuCoin si ammaan ah
-
Sidee loo furaa account?
-
Sida loo iibsado, loo dirayo, loogana baxayo lacagaha
๐จ Ka fogaanshaha scams & ilaalinta hantidaada
-
Calaamadaha scam-yada
-
Ilaalinta seed phrase-kaaga & 2FA
๐ง Fahamka Fikradaha Muhiimka ah:
-
Waa maxay DeFi, Smart Contracts & Web3?
-
Waa maxay Market Cap, Circulating Supply & Total Supply?
-
Dollar Cost Averaging (DCA)
๐ Isticmaalka On-Chain Analysis Tools:
-
Sida loo isticmaalo Etherscan, Solscan, BscScan
-
Falanqaynta Coinglass, Token Sniffer, DexTools
๐งฉ Fahamka ICO, IDO, IEO & Launchpads
-
Waa maxay ICO, IDO, IEO?
-
Halkee laga helaa fursadaha hore ee token-ka?
๐ Bridges โ Isku xirka blockchain-yada
-
Waa maxay bridge? Maxaa loogu baahan yahay?
-
Sida coins loogu wareejiyo chain kale (Tusaale: Ethereum โ Arbitrum)
๐ Technical & Fundamental Analysis:
-
Fahamka charts: candle sticks, support & resistance
-
Isticmaalka indicators: RSI, MACD, EMA
-
Fundamental: Mashruuca, kooxda, wararka & sharciga
๐ ETF, Spot & Futures:
-
Waa maxay ETF (Crypto ETFs)?
-
Farqiga u dhexeeya Spot vs Futures trading
-
Leverage โ Maxaa khatar ah?
๐ฏ Meme Coins, CT Culture & Sida Loo Ogaado Gems Hore
-
Sida loola socdo Twitter (CT โ Crypto Twitter)
-
Barashada “early entry” iyo tokens cusub
๐งฎ Xisaabinta faaโiidooyinka & khasaaraha (PnL)
-
Sidee loo diiwaan geliyaa trading-kaaga?
-
Sidee loo isticmaalaa tools sida CoinTracking
๐ข Raacida Influencers & Wararka muhiimka ah
-
Sida loola socdo influencers waxtar leh
-
Sidee loo kala saaraa hype vs real value?
๐ Aragtida Islaamka โ Ma halal baa mise haram crypto?
-
Aragtiyada culimada kala duwan
-
Su’aalaha muhiimka ah: riba, maisir, iyo uncertainty (gharar)
Course Content
Introduction to Cryptocurrency
-
What is Cryptocurrency? A Beginnerโs Guide to Digital Money
-
The History of Money: From Barter to Bitcoin
-
How to Use CoinMarketCap: Track, Analyze & Discover Crypto Projects
51:43