Currently Empty: $0.00



Crypto Trading Course Af Somali – Technical Analysis
Ku soo dhawoow koorsada ugu fiican ee trading-ka Af Somali. Koorsodan waxaad ku baranaysaa sida loo akhriyo chart-yada crypto, sida loo garto meesha lagu galo trade-ka iyo meesha laga baxo, iyo sida loo sameeyo go’aamo ku salaysan xog — ma aha nasiib.
Maxaad Ku Baranaysaa?
- Aasaaska Technical Analysis
- Sida loo akhriyo Candlestick charts
- Support & Resistance levels
- RSI, MACD iyo indicators kale
- Sida loo maamulo risk-ka
- Trading strategies loogu talagalay Bitcoin & Altcoins
Yaa Loogu Talagalay?
- Kuwa doonaya inay bartaan trading
- Kuwa hore u galay crypto laakiin wali khasaare haysta
- Kuwa doonaya inay ka dhigaan source of income trading-ka
📚 Koorsooyin Kale oo Zakariya Academy
Haddaad dhammaystay koorsadan, isku day
ganacsiga dhabta ah — baaro Meme Coins oo
ah mid ka mid ah fursadaha ugu waaweyn
suuqa crypto-ga maanta.🔥 Meme Coins Course
Baaro sida meme coins loo helo early, loo
ganacsado, oo lacag looga sameeyo.
https://zakariyaacademy.com/courses/meme-coins🚀 Crypto Course Af Somali
Koorsada ugu weyn wax kasta oo ku saabsan
crypto laga bilaabo aasaaska ilaa heerka sare.
https://zakariyaacademy.com/courses/crypto-course-af-somali/💬 Ku Biir Bulshadeena:
👉 https://t.me/ZakariyaAcademy1🌐 Dhammaan Koorsada:
👉 https://zakariyaacademy.com
Course Content
Crypto Trading Af Somali – Price Action & Technical Analysis
-
Crypto Trading Explained: How People Make Money in Digital Markets
00:10 -
MACD Indicator Explained Catch Trends Before They Explode! ?
13:30 -
Why Every Crypto Trader Needs a Trade Journal | Secret Weapon for Consistency!
49:39 -
Backtesting: How to Test Your Crypto Strategies Before Risking Money!
44:44 -
TradingView Mobile Mastery | Charting & Indicators On-The-Go!
27:50 -
TradingView on Desktop: Full Charting Power for Serious Traders
01:15:28 -
Mastering Bollinger Bands: A Trader’s Guide to Volatility
10:17 -
Mastering EMA: Spot Trends & Reversals with Confidence
17:23 -
Master the Order Book: Spot Smart Money & Hidden Liquidity
16:53 -
The Power of Fibonacci Retracement in Trading
23:47 -
Liquidations, Liq Map, Heat Map, Max Pain, Funding Fee & Open Interest Explained
35:36 -
What You’ll Learn in Price Action Trading (Intro Lesson)
07:23 -
RSI Indicator Explained Spot Overbought & Oversold Levels
22:14 -
Candlesticks & Timeframes Explained: The Foundation Every Crypto Trader Needs
26:27
Technical Analysis for Crypto Traders: How to Read Charts and Identify Market Trends(market structure)
Earn an Official Certificate
Show your achievement with an official certificate. Add it to your resume to boost credibility and stand out.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet



